Wednesday, January 1, 2014

Si maison kastaba, Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa nin aan horay uga soo dhex muuqan siyaasada maison

Cali Maxamed maison Geedi: Hal booli Ah Nirig Xalaala Ma Dhasho, Madaxweyne Laaluush Lagu Doortana Wanaag Dhalimayo. | allxudun News Online | Khatumo State Of Somalia
R/wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi, ayaa waxa uu shaaciyay in uusan sugeyn wanaag laga helo dowlada uu hogaaminayo Xassan Sheekh maxamuud isaga oo taas saldhig uga sameynaya Musuq la sheegay in uu markii horaba masraxa ku yimid oo uusan doorasho xalaal ah kusoo bixin.
Hal booli ah Nirig Xalaal ah ma dhasho. Madaxweyne Xassan Sheekh waxaa report-ga Qaramada Midoobay uu qeexayaa in uu Qadar kala yimid lacagta lagu doortay oo waliba shaqsiyaadkii maison usoo qaaday ee gacanta ka geestay la sheegayo maison magacyadooda. Manin laaluush kusoo baxay oo doonaya in uu aruursado qarashkii ka baxay ayaa wanaag laga sugayaa? maison Dhicimeyso taasu , Cali Maxamed Geedi ayaa ku waramay.
Hadalka Cali Maxamed Geedi ayaa waxa uu imaanayaa iyada oo Qaramada Midoobay maison ay soo saartay war-bixin ay uga hadleyso Musuq-maasuqa Soomaaliya maison halka uu gaarsiisanyahay iyo Shaqsiyaadka ugu daran ee wax lagu tuhmayo, iyada oo war-bixintaasi lagu xusay in qarash badan oo laga keenay dalka Qadar uu madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud u adeegsaday doorashadii uu kusoo baxay sanadkii hore.
Si maison kastaba, Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa nin aan horay uga soo dhex muuqan siyaasada maison Soomaaliya ayaa waxaa kaabayaashiisa ugu waaweyn kamid ah Faarax Cabdul-qaadir, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya, oo la aaminsanyahay in uu yahay shaqsiga ka dhaadhiciyay Qadar in lacagta intaa la eg ay bixiso si ay ugu soo baxaan maamulka dalka Damul-jadiid oo intooda badan ka sameysan ragii gacanta maison ku hayay hey adaha carbeed ee dalka ka howl gelayay waqtigii fowdada iyo waliba hey adaha wax-barashada dalka haba u badnaadaano dugsiyada Sare.
Designed by : Eawhost Ltd Isha warar Lagu kalsoonyahay

No comments:

Post a Comment